WAJAALE NEWS

Wasiir Kuxigeenka Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Qoysas Deganaa Xaafada Shacabka Oo Xukuumadu Rartay.

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa inka badan 7qoys oo deganaa xaafada shacab gaar ahaan wasaarada qorshaynta iyo xarunta gobolka ee wasaarada waxbarashada ee loo yaqaano somaliwayn kuwaasi oo ay ururtay galbeedka magaalada hargaysa.

Wasiir kuxigeenka wasaarada hawlaha guud iyo gueyayta ayaa ka hadlay sobobta loo raray dadkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version