WAJAALE NEWS

Sheekh Xasan Cali Warsame Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan!

BURCO(W,N)-Dr sheikh xasan Cali Warsame oo kamid ah culimada magaalada burco ayaa khudbadii salaada jimce ee maanta kaga hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan xili bulshadu ku sugan tahay duruufo nololeed ee adag

Sheekh Xasan Cali Warsame ayaa mucaaridka iyo muxaafidka ugu baaqay in ay umada utudhaan islamarkaana isku tanaasulaan.

Exit mobile version