Sheekh Xasan Cali Warsame Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Xasan Cali Warsame Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan!
November 18, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Dr sheikh xasan Cali Warsame oo kamid ah culimada magaalada burco ayaa khudbadii salaada jimce ee maanta kaga hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan xili bulshadu ku sugan tahay duruufo nololeed ee adag

Sheekh Xasan Cali Warsame ayaa mucaaridka iyo muxaafidka ugu baaqay in ay umada utudhaan islamarkaana isku tanaasulaan.

COMMENTS
LINKS