HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed cabdi Carab oo kamid ah culimada waawayn ee reer Somaliland ayaa ka hadlay amar kazoo baxay wasaarada diinta iyo awqaafta oo culimo uu kamid yahay ka joojisay barnaamijyo diiniya oo ay ka siidayn jireen Idaacada dawlada ee Radio Hargaysa oo uu sheikh carab kasii dayn jiray casharada diiniga inka kabadan 34sano
Sheikh carab ayaa amarka kazoo baxay wasiirka diinta iyo awqaafta ku tilmaamay mid la yaable isagoo sheegay lagu wargaliyay In la joojiyay barnaamijkiisii
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;