WAJAALE NEWS

Muwaadin Cabasho Ka Muujiyay Dhul Uu Leeyahay Oo Wado Lagu Soo Duway Iyo Fariinta Uu Udiray Maayarka Caasimada!

HARGAYSA(W,N)-Muwaadin ku nool magaalada hargaysa ayaa cabasho xoogan  ka muujiyay dhul uu leeyahay oo lagu soo duway wado isagoo fariin cabasho ah udiray maayarka caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version