JIG JIGA(W,N)-Prof Amed Ismaaciil Samater Gudoomiyha Urur Siyaasadeedka Hilaac ayaa magaalada jig jiga ee dawlad deeganka somalida kaga qaybgalay bandhiga caalamiga ee buugaagta ayaa madaxwaynaha dawlad deegaanka uga mahad celiyay casuumada uu ufidiyay iyo waxa uu qabtay ismaamulka somalida
Sidoo kale Prof Samater ayaa ka waramay muhuumada ay reer jig jiga uleedahay bandhiga buugaagtu iyo faa,iidooyinka laga helo qoraalka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;