|
|||||
WAJAALE NEWS
“Mustafe Jig Jiga Iyo Deegaanka Somalida Waxa Uu Ka Qabtay, Taariikhda Ayaa Qori Doonta”Prof Axmed I. Samater.
November 12, 2022 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Prof Amed Ismaaciil Samater Gudoomiyha Urur Siyaasadeedka Hilaac ayaa magaalada jig jiga ee dawlad deeganka somalida kaga qaybgalay bandhiga caalamiga ee buugaagta ayaa madaxwaynaha dawlad deegaanka uga mahad celiyay casuumada uu ufidiyay iyo waxa uu qabtay ismaamulka somalida Sidoo kale Prof Samater ayaa ka waramay muhuumada ay reer jig jiga uleedahay bandhiga buugaagtu iyo faa,iidooyinka laga helo qoraalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Ee Magaalada Dhahar Oo Ka Warbixiyay Hawlaha Shaqo Ee Ay Qara... DAAWO ; Weftigii Guddoomiye Cirro uu Hoggaaminayay iyo Muuqaaladii Bulshada Reer Awdal Soo Jiitay... Wasiirka Hawlaha Guud Jsl Oo ka Hadlay Muranka ka Dhashay Dhismaha Xarunta 26june Ee Suuqa Xusbiga! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|