WAJAALE NEWS

Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socday Beesha Caalamka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga ayaa kulan la qaatay wafti ka socday beesha caalamka kaasi oo ay ka wada hadleen khilaaka ka taagan arimaha doorashooyinka Somaliland

Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga waddani ayaa la waydiiyay in uu jiro khilaaf xisbiga dhexdiisa ah kaasi oo uu waxba kama jiraan ku tilmaamay.

Exit mobile version