WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Cabdiraxmaan Muxumed Ileeye.

HARGAYSA(W,N)-Waxaa maanta xabaalaha magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay alle ha,unxariistee caaqil cabdiraxman muxumed ileeye oo habeenkii xalay ku geeriyooday hargaysa

Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qaybagalay xildhibaano masuuliyiin iyo qaybaha kala duwan ee shacabka caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version