HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Qorshaynta Dr Buuxane oo maanta Golaha wakiilada ansixiyey ayaa ka warbixiyey Hawlaha wasaarada qorshaynta u hayso Qaran ayaa sheegay in heshiis is afgarad ah, laga gaadhay Haa’yado Dalka ka shaqeeya oo soo bandhigay Warbixin lidi ku ah, qaar ka mid ah,Haweenka ku nool gudaha Somaliland.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;