HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex ee xisbiga wadani wali ayaa ka hadlay cabashada kazoo yeedhay beeralayda deegaanka hore haadley ee waqooyiga hargaysa oo mdaxwayne biixi udiiday in ay biyo qotaan
Sidoo kale siyaasi wali ayaa masuuliyiita wakaalada iyo wasaarada biyaha ku eedeeyay in ay bulshada ku noqdeen noloshoodii caqabad isagoo madaxwayne biixi ugu baaqay in aan loo dooran in beertiisu biyo hesho kuwa dadka kalena haraadaan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;