WAJAALE NEWS

Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland Ee Magaalada Boorama Oo Muujiyay Cududooda!

BOORAMA(W,N)-Taageerayaasha urur siyaassadeedka shacabka Somaliland ee SPP Ayaa maanta wacdaro ka dhigay magaalada boorama oo ay bilaabantay madaxtaabashadii gudida diwaangalinta

Dhanaka kale Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka SPP Ayaa umahad celiyay taageerayaashoodu Magaalada boorama sida ay umuujiyeen cududooda isagoo fariin udiray taageerayaasha ururka ee hargaysa.

 

Exit mobile version