WAJAALE NEWS

Taageerayaasha Urur Siyaasadeed Hilaac Ee Magaalada Ceerigaabo Oo Muujiyay Cududooda Madaxtaabashada Gudida Diwaangalinta.

CEERIGAABO(W,N)-Taageerayaasha urur siyaasadeed Hilaac ee gobolka sanaag ayaa maanta muujiyay cududooda iyagoo siwayn iskugu soo baxay fagaarihii magaalada ceerigaabo ee gudida diwaangalintu ku madaxtaabanaysay 1000qof taasi oo ay baradhaafiyeen intii laga doonayay

Sdoo kale gudoomiyaha Urur Siyaasadeed Hilaac Prof Axme Ismaaciil Samater ayaa umahad celiyay taageerayaasha ururka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version