WAJAALE NEWS

Shirkada SOMCABLE Oo Macaamiisheeda Ku Wargaliyay Cashuur Ay Xukuumadu Kusoo Rogtay!

HARGAYSA(W,N)-Shirakada bixisa Adeega internetka Ee “So Gasho” ayaa macaamiisheeda isticmaasha adeega ay bixiso ku wargalisay cashuur ay  xukuumadu kusoo rogtay taasi oo laga qaadi doono dadka isticmaala Adeegyada internetka ee ay bixiso”

Masuuliyiinta shirkada somcable (SO GASHO) ayaa dhanka kale ka dareen celiyay dadka macaamiisheeda sida khaldan wararka ugu gudbiya,

Wasaarada maaliyada ayaa cashuurta  kusoo rogtay shirkadaha adeega internetka bixiya iyada oo masuuliyiinta so gasho ay sheegeen in ay xukuumada la qaateen cashuurta ay soo rogtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version