|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada SOMCABLE Oo Macaamiisheeda Ku Wargaliyay Cashuur Ay Xukuumadu Kusoo Rogtay!
October 21, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shirakada bixisa Adeega internetka Ee “So Gasho” ayaa macaamiisheeda isticmaasha adeega ay bixiso ku wargalisay cashuur ay xukuumadu kusoo rogtay taasi oo laga qaadi doono dadka isticmaala Adeegyada internetka ee ay bixiso” Masuuliyiinta shirkada somcable (SO GASHO) ayaa dhanka kale ka dareen celiyay dadka macaamiisheeda sida khaldan wararka ugu gudbiya, Wasaarada maaliyada ayaa cashuurta kusoo rogtay shirkadaha adeega internetka bixiya iyada oo masuuliyiinta so gasho ay sheegeen in ay xukuumada la qaateen cashuurta ay soo rogtay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxwaynaha Somaliland Oo Sheegay In Uu Soo Dhawaynayo Xidhiidhka Dublamaasiyadeed Ee Dalka Kenya DAAWO; Xoghayaha Xisbiga Wadani Oo ka hadlay Khilaafka Golaha Deegaanka Burco Kuna Eedeeyay Wasiirk... DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Doorkii Faneedka Ee Fanaanad Shamis Qarda Jeex Ku lahayd Halgankii X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|