WAJAALE NEWS

Maayarka Magaalada Gabiley Oo Huda Xuseen Ku Wareejiyay Odayaasha Qoyskeeda.

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan  xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa gabadhii Xuda Xuseen ee habeenkii xalay lagu qabtay gabiley kadib markii ay shaacisay in ay nafteeda haligayso duruufo ku xeeran awgeed maanta kusoo wareejiyay odoyaasha qoyskeeda.

Exit mobile version