HARGAYSA(Wajaalenews) Suldaan Mawliid Ibraahim Cali “Sabayso” oo kamida Madaxdhaqameedka somaliland Gaar ahaan salaadiyiinta beesha sacad muuse ayaa isagoo ka hadlaya xafladii xaleemo saarka caaqilka kamida caaqilada gobolka saaxil bedka soo dhigay halka laga raacay xadhigoodii
sidoo kale Suldaan Mawliid “Sabayso” ayaa xaalka kasii shacabka gobolka saaxil gaar ahaan reer barbera hadalo deel qaafa oo uu hore ugu weeraray berbera murashaxa xisbiga kulmiye oo reer berbera ku sheegay in ay yihiin kuwo dadka kabaha ka xada,