WAJAALE NEWS

Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Munaasibad Sabootin ah Usameeyay Ardaydii Sanadkan Ka Baxday Jaamacada Tima Cade..

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa habeenkii xalay munaasibad sabootin ah usameeyay ardaydii sanadkan ka baxday jaamacada timacade ee qaybta magaalada wajaale.

Sidoo kale waxaa munaasibadan kazoo qaybagalay xubno ka socday maamulka jaamacada tima cade university.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version