GABILEY(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo xubno kamid ah golaha wasiirada gudoomiyaha xisbiga ,maamulka gobolka gabiley ayaa ka qaybgalay munaasibad qalin jabin ha loo so sameeyay ardaydii sanadkan ka baxda jaamacada tima cade ee magaalada gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;