WAJAALE NEWS

“Ma Aqoonsanin Muuse Biixi, Wuu Ka Dhamaaday Wakhtigiisii, Waa In Aan Ka Baxdaa Madaxtooyada” Marwo Kubra.

“Salaadiinta Subeer Awal, Culimada Subeer Awal Iyo Waxgaradka Somaliland Waa In Ay Qabtaan Muuse Biixi, Nin Waalan Tolkiiba Umiyir Qabee”Marwo Kubra.

UK(W,N)-Marwo kubra oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga waddani ee dalka Uk kana mid ahayd haweenkii isku sharaxay golaha deegaanka doorashadii dhawayd ayaa si adag uga hadashay mudo kordhin loo sameeyay xukuumada madaxwayne biixi oo ay sheegtay in aan la aqbali doonin iyadoo saleebaan gaalna ku tilmaamtay in uu ku kacay waxaan laga filayn.

Dhanka kale marwo kubra ayaa madaxdhameedka beesha subeer awal, culimada iyo waxgaradkooga ugu baaqay in ay qabtaan muuse biixi oo ay sheegtay hadii qofku waasho in tolkii uu qabto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version