WAJAALE NEWS

Liiska Dadka Qaadhaanka Ugu Yaboohay Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid Oo La Shaaciyay Iyo Madaxtooyada Jsl Oo Bixisay 3000$.

HARGAYSA(W,N)-Liiska dadka bixiyay qaadhaan loo ururiyay fanaan cabdinaasir macalin caydiid oo xaalad caafimaad ujiifa magaalada hargaysa ayaa la shaaciyay kuwaasi oo qof qof loo sheegay inta ay bixiyeen

Sidoo kale madaxtooyada Somaliland ayaa qadhaanka lagu caawinayo fanaanka ku darsatay 3000dollar oo kaliya taasi oo fajac ku noqotay shacabka Somaliland iyadoo laga filayay in ay xukuumad ahaan uqaadaan dhakhtar dibadeed.

HALKAN KAGA BOGO LIISKA IYO QOF KASTAA WAXA UU BIXIYAY;

Exit mobile version