WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Saldhiga 2aad Ee Magaalada Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maamulka degmada tog wajaale iyo saraakiisha ciidanka booliska ayaa xadhiga ka jaray dhismaha saldhiga labaad ee magaalada wajaale.

 

 

Exit mobile version