WAJAALE NEWS

Maamulka Gobolka Gabiley Ka Degmada Wajaale Oo Xadhiga ka Jaray Fasalo Cusub Oo Lagu Kordhiyay Dugsiga Sare Ee Kaamil Ciise.

TOG WAJAALE(W,N)-Badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maamulka degmada wajaale ,bahda waxbarashada ayaa maanta xadhiga ka jaray fasalo cusub oo lagu kordhiyay dugsiga sare ee kaamil ciise ee magaalada wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version