WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Dhagax Dhigay Fasalo Lagu Kordhinayo Dugsiga Sare Ee Kaamil Ciise.

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada tog wajaale ayaa dhagax dhigay fasalo cusub oo lag kordhinayo dugsiga sare ee kaamil ciise ee magaalada tog wajaale kaasi oo xidhiidhi ku noqday ardayda dhigata.

Sidoo akle waxaa munaasibaa dhagax dhiga goob joog ahaa gudida horumarinta degmada maamulka waxbarashada iyo qaybaha kale dugan ee bulshada wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version