WAJAALE NEWS

Aqoonyahan Oo Sheegay In Ay Fashilmeen Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasadu!

HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan Siciid sheekeeye oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland ayaa dabaalka ka qaaday fashil ku yimid gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo halista ay galin karaan dalka

Sidoo kale Aqoonyahan Siciid sheekeeye ayaa ka hadlay shirkii Garxajis iyo qodobada kazoo baxay.

 

 

Exit mobile version