MUQDISHO(W,N)-Dawlada somaliya ayaa faah faahin ka bixiyay kulankii madaxwaynayaasha Somaliland iyo somaliya ee dalka itoobiya ka dhacay doraad
Wasiirka warfaafinta somaliya Maxamed Cabdi xayir maareeye ayaa soo dhaweeyay gorowshiyaha madaxwayne farmaajo ka muujiyay xasuuqii dawladii siyaad bare ugaysatay shacabka Somaliland
Sidoo kale wasiir maareeye ayaa ka hadlay kulankii dalka itoobiya ku dhexmaray madaxwayne muuse biixi iyo farmaajo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;