HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan bile oo katirsan golaha wakiilada somaliland ayaa sheegay in laga been abuuray magaciisa iyo sexeexiisaba isaga iyo xildhibaano kale kaasi oo lagu daray kuwo golaha wakiilada ugudbiyay cabasho ay ka qabaan mooshinkii goluhu ugudbiyay golaha guurtida.
Xildhibaanada liiskan qortay ayaa ahaa xildhibaano xukuumada taabacsan balse in ka badan 12xildhibaan ayaa la sheegay in laga been abuurtay magacooga iyo sexeexyadoodaba.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;