BERBERA(W,N)-Midkamid xildhibaanada cusub ee kusoo baxay golaha deegaanka degmada berbera oo mudo 3chso ay raadinayeen beeshiisu islamarkaana ay warbaahinta usheegeen in la afduubay ayaa warbaahinta la hadlay isagoo sheegay in aan cidi afduubin uuuna ku sugan yahay magaalada berbera
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;