WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhextaagan Golaha Deegaanka Berbera,

BERBERA(W,N)-Badhasaabka gobolka saaxil axmed xaashi ayaa ka hadlay khilaafka udhexeeye xildhibaanada golaha deegaanka berbera isagoo sheegay in khilaafkoodu dabada ku hayo tartankii doorashada maayarnimada

Sidoo kale badhasaabka gobolka saaxil ayaa ka hadlay dhulka xero abooda oo uu sheegay In ay ciday doonaan dajinayaan.

Dhanka kale bahdasaabka gobolka saaxil ayaa fariin udiray xildhibaanada golaha wakiilada ee kazoo baxay gobolka saaxil oo maalmihii udanbeeyay waday kormeer ay ku joogaan gobolka isagoo ugu baaqay in aanay dhaafin masuuliyadooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version