WAJAALE NEWS

Xildhibaan Yaxye Araarse Oo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ku Bogaadiyay Soo Celinta Xeerar Golaha Wakiilada Khilaaf Ka Dhex Abuuray Ee loo Soo Gudbiyay!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Yaxye Amiin “Yaxye araarse” oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee ksoo baxay xisbi xaakimka kulmiye ayaa gudoomiyaha golaha guurtida ku bogaadiyay xeerar golahoogu usoo gudbiyeen oo muran ka dhex dhaliyay xildhibaanada golaha wakiilada.

Dhanka kale xildhibaan yaxye araarse ayaa ka hadlay sobobta keentay in xildhibaanada golaha wakiiladu isku khilaafaan xeerarkan oo ay wateen mudanayaasha mucaaridka ahi isagoo shir gudoonka golaha  waiilada uga digay in aanay mar danbe ku kicin khaladkii hore ee ay usameeyeen ee xeerarkan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version