|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Yaxye Araarse Oo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ku Bogaadiyay Soo Celinta Xeerar Golaha Wakiilada Khilaaf Ka Dhex Abuuray Ee loo Soo Gudbiyay!
September 28, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Yaxye Amiin “Yaxye araarse” oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee ksoo baxay xisbi xaakimka kulmiye ayaa gudoomiyaha golaha guurtida ku bogaadiyay xeerar golahoogu usoo gudbiyeen oo muran ka dhex dhaliyay xildhibaanada golaha wakiilada. Dhanka kale xildhibaan yaxye araarse ayaa ka hadlay sobobta keentay in xildhibaanada golaha wakiiladu isku khilaafaan xeerarkan oo ay wateen mudanayaasha mucaaridka ahi isagoo shir gudoonka golaha waiilada uga digay in aanay mar danbe ku kicin khaladkii hore ee ay usameeyeen ee xeerarkan. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Faahin Faahinta Kasoo Baxay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobob... Wasiir Xirsi Oo ka fal celiyay Eedihii Uu kula Dul Dhacay Wasiirkii hore A,Dibada Dr Maxamed Cabdil... TACSI; MARXUUM Sheekh Axmed Nuur Odowaa Oo Caawa ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa kana mid Ahaa Cul... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|