WAJAALE NEWS

Waxgaradka Iyo Dhalinyaro Ka Horyimid In Waftiga Madaxwaynuhu Booqasho Yimaado Oodwayne Iyo Sobobta!

OODWAYNE(W,N)-Waxgaradka iyo dhalinyarada beel kamid ah beelaha dega gobolka daadh madheedh oo caawa shir jaraa,id ku qabtay magaalada Oodwayne ayaa ka horyimid in waftiga maaxwaynaha somaliand hogaaminayo ay booqasho ku yimaadaan gobolka, xili lagu wado in waftiga madaxwaynuhu maalinta bari ah soo gaadhaan oodwayne

Sidoo kale waxgaradkan iyo dhalinyarada hadlay ayaa diid madooda ku sobobeeyay in aanu madawaynuhu saamiga kuraasta xukuumadiisa waxba kasiinin islamarkaana aanay jirin wax xukuumadiisa ka qabatay gobolka daad madheedh.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version