WAJAALE NEWS

Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Gudida Diwaangalinta Ugudbiyay liiska Taageerayasha Ururka Ee Gobolada Dalka.

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin uu hogaaminayo gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa gudida diwaangalinta Ururada iyo Ansixinta Asxaabta Ugudbiyay liiska taageerayaasha ururka ee Gobolada Dalka Iyo Waxyaabihii kale eek amid ahaa shuruudihii ay ku xidheen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version