WAJAALE NEWS

“Taliyaha Ciidanka Qaranka Waxaan Leeyahay Cadaalad Samee, Odayga Dalkana Waxaan Leeyahay Qoladu Waxba Matarto”Col Caare.

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha Jabhadii ka falaagoowday Somaliland Ee Col Caare ayaa xukuumada Somaliland Iyo Ergadii dhex dhexaadinka ku wareejiyay ciidankii uu hogaaminayay ayaa fariimo kala duwan udiray Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani iyo Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi.

Col Caare ayaa Taliyaha Ciidanka qaranka  Nuux Ismaaciil Taani ugu baaqay in uu cadaalad usameeyo ciidanka taasi oo uu sheegay in umada ay cadaaladi deeqdo,

Dhanka kale taliye Col Caare ayaa Madaxwayne Bixi usoo jeediyay in Aanay qoladu Waxba Tarin isagana tolkii ay ka diideen in ay qabyaalad ku Raacaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version