BOORAMA(W,N)-Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo kamid ahaa ardaydii kasoo baxday jaamacadda Cammuud, ayaa si qoto dheer u sharraxay kaalintii uu ku lahaa inay jaamacaddu maanta halkan soo gaadho oo ay kasoo baxaan arday intaas le’egi.
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale Iyo Hadalkii Uu Ka Jeediyay Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Camuud.
