Hargeysa (WJN)– Dr. Xuseen Cabdilaahi Bulxan oo ka mid ahaa aqoonyahanadii dhawaan dalka Jabuuti kaga qayb galay shirkii aragti wadaaga Soomaalida, ayaa ka jawaabay hadal si khaldan loo turjumay oo ay dhibsadeen shacabka Reer Boorama.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka