WAJAALE NEWS

“Maalintii Cigaal Geeriyooday Waxa Laygu Yidhi Sedex Sano Kordhiso Ana Waan Diiday”Ex Madaxwayne Rayaale.

“Xisbiga Kulmiye Wuxu Isdiwaangaliyay Maalintii Udanbaysay Iyagoo Doorashada Ka War Wareegayay”Daahir Rayaale.

BOORAMA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee Somaliland daahir rayaale kaahin yaa ka hadlay madal lagu casuumay magaalada borama ayaa ka waramay waxyaabo iyo dhacdooyin uu soo maray wakhtigii uu xilka madaxwaynaha hayay iyo geeridii cigaal kadib

HALKAN KAGA BOGO WARKAN;

Exit mobile version