BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid iyo wafti uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda Gobolka togdheer ee Burco oo uu safar shaqo ku tagay.
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa iska fogeeyay eedo loogu soo Jeediyay hadal uu hore ugu yidhi madaxwane biixi oo ay Dhibsadeen shacabka gabiley iyo saaxil
Gudoomiye faysal cali waraabe ayaa sheegay in aanu isagu reer Gabiley iyo saaxil waxka sheegin balse uu muuse biixi waxka sheegay dadka arimahaasi ku doodayaan ay iyagu dhinac kale ula kaceen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;