WAJAALE NEWS

Prof, Axmed Ismaaciil Samater oo Shuruudo Ku Xidhay Hadii Loo Magacaabo Xil Wasiirnimo

Hargeysa (WJN)- Prof, Axmed Ismaaciil Samater ayaa waxa uu kulan cilmiyeed la yeeshay qaar ka mid ah dhalinayarada reer Hargeysa.

Kulan Cilmiyeedkan uu Prof, Axmed Ismaaciil Samater la yeeshay dhalinyrada Hargeysa ayaa waxa uu ku saabsanaa sida qaran loo dhiso loona horumariyo.

Dhanka kale Dhalinyardii aqoonyahanka ahaa ee ka qayb galay kulan cilmiyeedkaas ayaa waxa ay Prof, Axmed Ismaaciil Samater ay waydiiyeen Su,aalo ku saabsan sida qaranka loo dhiso loona ilaaliyo, Islamarkaana hurumarkiisa looga shaqeeyo iyo xil Wasiirnimo maka qabanaysaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi hadii laguu magacaabo iyo shuruudo adag oo uu ku xidhay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version