WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Kazoo Kala Yeedhay Madaxwayne Biixi Iyo Madaxwaynaha Maamulka Muqdisho!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka jawaabay hadal kazoo yeedhay madaxwayne biixi oo uu ku sheegay in xisbiga ucid aqbalay isdiwaangalinta ururada kaasi oo uu waxba kama jiraan ku tilmaamay.

Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa jawaab kulul siiyay madaxwaynaha maamulka muqdisho oo isagu si indho la,aan ah uga hadlay qadiyada Somaliland iyo wixii kala kexeeyay koonfurta somaliya/

 

Exit mobile version