WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Dalka Tiawan Oo Ka Hadashay Safaarada Ay Ka Furatay Somaliland Iyo Waxyaabaha Ay Iska Kaashan Doonaan

HARGAYSA(W,N)-Dawlada      Tiawan ayaa maanta sirasmi ah xafiiskeeda siyaasadeed uga furatay caasimada somaliland taasi oo ay ka qaybgaleen wasiiro ka socday xukuumada somaliland iyo madaxda xisbiyada qaranka.

Sidoo kale wxaana munaasibad ka hadlay safiiirka dalka tiawan ufadhiya somaliland

Dhanka kale madaxwaynaha dalka tiawan ayaa khadka onlineka kaga qaybgashay munaasibadan iyadoo ka hadashay xidhiidhka labada dal iyo waxyaabaha ay iska kaashan doonaan labada dal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version