kulnkaasi oo ay warbaaintu dibad joog ka ahayd ayaa markii uu kulkaasi soo gaba gaboobay waxa warbaahinta la hadalay gudoomiyaha gudi hoosaadka dhaqaalaha mudane cumar sanwayne iyo wasiirka wasarada maaliyadda somaliland waxa ka sheekeeyeen waxyabihii ay kulkaasi kaga wada hadleen iyo ujeedda kulankaasi ka damaysay.
Halkan Ka Daawo Warkaasi Oo Faahfaahsan
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane