HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland cabdirasaaq khaliif axmed ayaa saaka kazoo dhex muuqday shirwaynaha urur siyaasadeedka KAAH Oo maanta lagu qabtay magaalada hargaysa
Gudoomiye cabdirasaaq ayaa ka hadlay sobobta uu uga soo qaybgalay shirkan isagoo sheegay in uu maxamuud xaashi abaal ku lahaa islamarkaana uu uga soo qaybgalay si uu u celiyo abaalkii.