WAJAALE NEWS

Gabiley Oo Lagaga Dhawaaqay Gudida Dabagalka Ansixinta Gobolnimada Gabiley Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.

GABILEY(W,N)-Maamulka Gobolka iyo ka degmada gabiley oo ay weheliyaan aqoonyahan iyo madaxdhaqameedka gobolku ayaa daahfuray xafiska ay ku shaqayn doonan gudida Dabagalka Iyo Ansixinta Gobolnimada Gabiley.

Sidoo kale waxgaradka ,aqoonyahanka iyo maamulka goobtan ka hadlay ayaa xukuumada iyo golaha wakiilada ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan ansixinta gobolnimada gabiley oo mudo soo jiimaysay islamarkaana xukuumadihii kale danbeeyay ee ay doorteen shacabka reer gabiley aanay waxba ka hirgalinin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version