HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa ka hadlay ciidamada qaranka iyo maamulka gobolka sool oo dhawaan gaadhay deegaanka boocame ee xuduudka udhexeeya Somaliland iyo maamul goboleedka punthland isagoo wasiir kooore bogaadiyay ciidamada qaaranka
Sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa jawaab ka bixiyay hadal kazoo yeedhay maamul goboleedka punthand.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;