WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Markab Xoolo Ka Qaadayay Dekeda Ber Bera Iyo Sobobta!

BERBERA(W,N)-Markab xoolo ka qaaday dekeda berbera ayaa xukuumada Somaliland joojisay kadib markii xoolaha uu qaadayay isku dheelmi tirmiyay waayay iyo markabka oo aan miisaanayn sida ay sheegeen hawl wadeenada dekeda iyo qaarkamid ah dadka xoolaha ka ganacsada.

 

Exit mobile version