WAJAALE NEWS

Garyaqaan Mubaarik Aar Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan, Fariina Udiray Xisbiyada Mucaaridka,

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan mubaarik Aar oo kamid ah aqoonyahanka somaliland ee badi ka hadlay arimaha dhinaca sharci ayaa farta ku fiiqay halka uu salka ku hayo khilaafka cakirn ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale Garyaqaan Aar ayaa sheegay in cida tanaasulka iyo wada hadalka diidan la garanayo isagoo dhanka kalena sheegay In madaxwaynuhu mucaaridka kaga adkaaday awooda uu gacanta ku hayo.

 

Exit mobile version