HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Toorno fariin culus udiray dugsiyada waxbarasho ee dalka kuwa dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay kaasi oo la xidhiidha furitaanka sanad dugsiyeedka cusub ,dirayska ardayda, lacagaha laga qaado ardaydu marka ay ukala badashaan laba iskuul
Sidoo kale wasiir toorna ayaa digniin culus udiray dugsiyada gaarka loo leeyahay iyo cidkasta oo fulin wayda awaamiirta wasaarada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;