WAJAALE NEWS

Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Sheegay In Ay Gacanta Kusoo Dhigeen Nin Madaxa Duubtay Oo Dhawaan Hal Qof Ku Dilay Mid Kalena Ku Dhaawacay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen nin hubaysan oo madaxa duubtay islamarkaana nin ku dilay magaalada hargaysa midkalena ku dhaawacay.

Sidoo kale ciidanka booliska ayaa sheegay in uu nooca falkani ku cusubaa Somaliland balse aanu ahayn fal argagixiso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

Exit mobile version