Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Sheegay In Ay Gacanta Kusoo Dhigeen Nin Madaxa Duubtay Oo Dhawaan Hal Qof Ku Dilay Mid Kalena Ku Dhaawacay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Sheegay In Ay Gacanta Kusoo Dhigeen Nin Madaxa Duubtay Oo Dhawaan Hal Qof Ku Dilay Mid Kalena Ku Dhaawacay Magaalada Hargaysa.
August 20, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen nin hubaysan oo madaxa duubtay islamarkaana nin ku dilay magaalada hargaysa midkalena ku dhaawacay.

Sidoo kale ciidanka booliska ayaa sheegay in uu nooca falkani ku cusubaa Somaliland balse aanu ahayn fal argagixiso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS